Films & Cartoons Recap with Ai (Af-somali)
About Course
Films & Cartoons Recap with Ai waa koorso casri ah oo ku bari doonta sida loo abuuro videos recaps ah adigoo isticmaalaya AI (Artificial Intelligence). Koorsadan waxaad si buuxda ugu baran doontaa sida videos English ah loogu beddelo Af-Soomaali, laguna daro cod AI ah oo tayo sare leh, adigoo si otomaatig ah u shaqeynaya.
Koorsadu waxay si gaar ah diiradda u saareysaa:
Soo gaabinta filimada caadiga ah (movies & series)
Cartoons,Anime,Tom & Jerry iyo videos la mid ah
Course Content
COURSE VIDEOS
-
Cashirka 1aad : Sidee Loo Helaa Muuqaalada
08:35 -
Cashirka 2aad : Sida Loosoo Dejiyo Muqaalada
06:12 -
Cashirka 3aad : Sidee Script Ga Muuqaalka Loo Helaa
06:02 -
Cashirka 4aad Sidee Script Ga Cod Loogu Bedelaa
05:39 -
Cashirka 5aad : Sidee Loo Edit Gareeyaa Muuqaalka
08:21 -
Cashirka 6aad : Sidee Looga Badbaadaa Copyright
15:20 -
Cashirka 7 : Sidee Loo Sameesaa Tiktok Account Lacag
14:37
Student Ratings & Reviews
No Review Yet