dhaxalacademy.com

Complete Computer Course: Basic to Advanced (Windows & Office)

Uncategorized
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

💻 Computer Course: Basic to Advanced (Windows & Office)

Baro computer-ka adigoo ka bilaabaya heerka basic ilaa advanced, si fudud oo step-by-step ah.

Course-kan waxaad ku baran doontaa:

  • 🖥️ Windows basics (file management, settings)
  • ⌨️ Microsoft Word (documents & CV writing)
  • 📊 Microsoft Excel (formulas & tables)
  • 🖼️ PowerPoint (presentations)
  • 🗂️ Microsoft Access (basic database skills)

🎯 Waxaa loogu talagalay bilowgayaasha, ardayda, iyo qof kasta oo raba inuu computer skills yeesho.

🚀 Dhamaadka course-ka waxaad awoodi doontaa inaad si xirfad leh u isticmaasho computer-ka oo aad u diyaar noqoto shaqo.

Show More

Course Content

Section1:Barashada Window 11

  • Cashirka 1aad: waa maxay computer
    08:40
  • Cashirka 2aad:Qaybaha Hardware-ka
    04:54
  • Cashirka 3aad: Waa maxay software
    03:44
  • Cahirka 4aad: Sida Loo daaro Computerska kala duwan
    05:16
  • Cashirka 5aad:Desktop(shaashada computerka)
    05:35
  • cashirka 6aad:sida loo hagaajiyo icons shaashada saaran.
    03:27
  • Cashirka 7aad :sida loo sameeyo loona maamulo folder
    06:55
  • Cashirka 8aad : Sida loo soosaaro Icons shaashada saaran
    04:15
  • Cashirka 9aad: Sida Shaashada loo saaro sawirkaaga
    03:50
  • Cashirka 10aad: sida Application loogu delete gareeyo computer-ka
    02:07
  • Cashirka 11aad: sida flash wax loogu shubto/loogana shubo
    02:34
  • Cashirka 12aad: Sida Luuqad loogu soo daro Computer
    02:23
  • Cashirka 13aad:Sida loo sameeyo User Account
    04:28
  • Cashirka 14aad:Sida loo sameeyo Partation (Qaybin)
    04:29
  • Cashirka 15aad: Sida loo ogaado Ram-ka Iyo Hardiskaha kugu xeran computer
    03:41
  • Cashirka 16aad:Sida loo ogaado iftiinka computer iyo Resolution
    03:20
  • Cashirka 17aad : Sida internet-ka wax loogu baarto
    04:41

Section2:Barashada Microsoft Word 2021

Section3:Barashada Microsoft Excel 2021

Section4:Barashada Microsoft Access 2021

Section5:Barashada Microsoft PowerPoint

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet
Scroll to Top