Complete Computer Course: Basic to Advanced (Windows & Office)
About Course
💻 Computer Course: Basic to Advanced (Windows & Office)
Baro computer-ka adigoo ka bilaabaya heerka basic ilaa advanced, si fudud oo step-by-step ah.
Course-kan waxaad ku baran doontaa:
- 🖥️ Windows basics (file management, settings)
- ⌨️ Microsoft Word (documents & CV writing)
- 📊 Microsoft Excel (formulas & tables)
- 🖼️ PowerPoint (presentations)
- 🗂️ Microsoft Access (basic database skills)
🎯 Waxaa loogu talagalay bilowgayaasha, ardayda, iyo qof kasta oo raba inuu computer skills yeesho.
🚀 Dhamaadka course-ka waxaad awoodi doontaa inaad si xirfad leh u isticmaasho computer-ka oo aad u diyaar noqoto shaqo.
Course Content
Section1:Barashada Window 11
-
Cashirka 1aad: waa maxay computer
08:40 -
Cashirka 2aad:Qaybaha Hardware-ka
04:54 -
Cashirka 3aad: Waa maxay software
03:44 -
Cahirka 4aad: Sida Loo daaro Computerska kala duwan
05:16 -
Cashirka 5aad:Desktop(shaashada computerka)
05:35 -
cashirka 6aad:sida loo hagaajiyo icons shaashada saaran.
03:27 -
Cashirka 7aad :sida loo sameeyo loona maamulo folder
06:55 -
Cashirka 8aad : Sida loo soosaaro Icons shaashada saaran
04:15 -
Cashirka 9aad: Sida Shaashada loo saaro sawirkaaga
03:50 -
Cashirka 10aad: sida Application loogu delete gareeyo computer-ka
02:07 -
Cashirka 11aad: sida flash wax loogu shubto/loogana shubo
02:34 -
Cashirka 12aad: Sida Luuqad loogu soo daro Computer
02:23 -
Cashirka 13aad:Sida loo sameeyo User Account
04:28 -
Cashirka 14aad:Sida loo sameeyo Partation (Qaybin)
04:29 -
Cashirka 15aad: Sida loo ogaado Ram-ka Iyo Hardiskaha kugu xeran computer
03:41 -
Cashirka 16aad:Sida loo ogaado iftiinka computer iyo Resolution
03:20 -
Cashirka 17aad : Sida internet-ka wax loogu baarto
04:41
Section2:Barashada Microsoft Word 2021
Section3:Barashada Microsoft Excel 2021
Section4:Barashada Microsoft Access 2021
Section5:Barashada Microsoft PowerPoint
Student Ratings & Reviews
No Review Yet