dhaxalacademy.com

Films & Cartoons Recap with Ai (Af-somali)

Uncategorized
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Films & Cartoons Recap with Ai waa koorso casri ah oo ku bari doonta sida loo abuuro videos recaps ah adigoo isticmaalaya AI (Artificial Intelligence). Koorsadan waxaad si buuxda ugu baran doontaa sida videos English ah loogu beddelo Af-Soomaali, laguna daro cod AI ah oo tayo sare leh, adigoo si otomaatig ah u shaqeynaya.

Koorsadu waxay si gaar ah diiradda u saareysaa:

Soo gaabinta filimada caadiga ah (movies & series)

Cartoons,Anime,Tom & Jerry iyo videos la mid ah

Course Content

COURSE VIDEOS

  • Cashirka 1aad : Sidee Loo Helaa Muuqaalada
    08:35
  • Cashirka 2aad : Sida Loosoo Dejiyo Muqaalada
    06:12
  • Cashirka 3aad : Sidee Script Ga Muuqaalka Loo Helaa
    06:02
  • Cashirka 4aad Sidee Script Ga Cod Loogu Bedelaa
    05:39
  • Cashirka 5aad : Sidee Loo Edit Gareeyaa Muuqaalka
    08:21
  • Cashirka 6aad : Sidee Looga Badbaadaa Copyright
    15:20
  • Cashirka 7 : Sidee Loo Sameesaa Tiktok Account Lacag
    14:37

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet
Scroll to Top